Poem in Maay Maay
Buu-buun ki jirow ii eey-duur
Buu-buun ki jirow ayaa sadar bacaadka korsheey
ki misiwiri oo wayna dhaheey:
“Adi sadarkaan ma ku tillaawado karto."
Haddana way misiwireey goobaabin wayna dhaheey:
“Sadarka dhatiis waa inaa adi ki jirtaawa.
Ku tillaawada korte, laakiin sadarka korshey miki roogsodo korto”.
Ka ba’di hanfarraa kooyi oo sadarkii baa bi’iyi.
Eey-duurka goobaaninka dhatiis yaa roogii.
Qawoow iyo roob yaa noojiyi, laakiin meeliis ma ku dhagaagne.
Ma ogaayni in wili sadarkii jiro iyo inii kale,
hataa sadarkii oo bacaadka alku araga korne.
Translated into Maay Maay by Ibrahim B.